Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Waa kuwee Gobollada DDSi Ee Dekeda Garacad isticmaalaya?
    Puntland

    Waa kuwee Gobollada DDSi Ee Dekeda Garacad isticmaalaya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlad Deegaanku,wuxuu ka kooban yahey 11-Gobol.

    7-Gobal oo kamid ah,waxaa ku Aadan oo udhow Dekeda Garacad oo durba adeegeedu gaaray…

    1.Gobalka Doollo/Wardheer
    2 Gobalka Qoraxey/Qabridahar.
    3 .Gobalka Shabelle/Godey
    4 Gobalka Nogob/Ceelweyne.
    5.Gobalka Afdheer/Hargeele.
    6.Gobalka Liibaan/ Filtu.
    7.Gobal Dawa/Mooyaale.

    Magaalada Qabridahar,waxaa Dekeda Garacad laga siiyay Dhul balaaran oo laga dhisayo Hangaro waa weyn oo lagu kaydinayo Shixnada Dekeda kasoo dega si Gobollada Todobada ah ay uga sii adeegtaan.

    Dekeda Berbera?

    Gobalada DDSI ee Dekeda Barbara udhow waa Afar Gobol oo kala ah…..

    1.Gobalka Faafan/Jig-jiga.
    2.Gobalka Jarar/Dhagaxbuur.
    3.Gobalka Erar/Fiiq.
    4.Gobalka Siti/Shiniile.

    Ganacsigu,waa Tartan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.