Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo shaacisay in loo ogolaaday ka mid noqoshada hawlaglka Midowga Afrika Ee Somaliya
    Somalia

    Itoobiya oo shaacisay in loo ogolaaday ka mid noqoshada hawlaglka Midowga Afrika Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2025Updated:January 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya,waxay shaacisay  in Ciidamadeedu ka qeyb qaadanayaan hawlgalka AUSSOM.

    Sidoo kale Labada Wadan ku heshiiyeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga amniga.

    Tani ma muran ayay leedahay in ay tahay fashil Siyaasadeed 100%.

    Xasiloonida Geeska,waxaa Caalamka uga masuul ah Itoobiya,iyadaana kala Shaqaysa DG-yada uu ugu horeeyo kan Xamar.

    Waaqici in aad ku nooshahay,waa muhiim.

    Saakay,waa Somalidee mida isku eedayn karta jacaylka Itoobiya?

    Itoobiya uma baahna Nacayb iyo Jacayl oo waa awood xaqiiqiya oo jirta.

    Siyaasigii fahmi waaya oo aragti gaabnidiisa la dareen noqda Shacabka,sida Xasan oo kale,ayuu ceeboobaa.

    PL Xisaabtu kama khaldamin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    December 14, 2025

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    December 14, 2025

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    December 14, 2025
    Latest Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    Faallo:-Isbadalada ka dhacay Sudan,Yemen,Libiya iyo saamaynta Somaliya?

    Ciidamada Puntland oo qabtay Doon siday Agabka qaraxyada laga sameeyo

    Sharcigii magangalyada TPS-ta Itoobiya oo la joojiyay

    Faallo:-Dagaalkii Sadexaad ee aduunka miyaa qarka loo saaran yahay….

    Hardanka Maraykanka iyo Shiinaha Ee Laatiin America iyo saamaynta Venezuela

    Xasan oo isku dayaya in uu helo mudo kororsi sharcidaro ah

    Faallo:-Deni”Waa Madaxweynaha badalaya Xasan”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.