Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee loo Daryeelaa Ciidamada Puntland Ee Dhaawacma?
    Puntland

    Sidee loo Daryeelaa Ciidamada Puntland Ee Dhaawacma?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdullaahi Cali Madoobe,waa Askari Puntlander ah oo Geesiya.

    Ilaa Afar jeer,ayuu ku dhaawacmay dagaal uu ku Difaaacyo Puntland.

    1.Tukaraq
    2.Galkacyo
    3.Galgala
    4.Dharjaale

    Dhaawacii ugu danbeeyay ee Dharjaale,waxa uu ka dhaawacmay Neef Marneenada iyo Lafta Xangulaha.

    Dowlada Puntland, waxay ugu kiraysay Diyaaarad khaas ah $40-kun,isla markaana daawayntiisa ka badan,ayaa gashay.

    Ilaahay Mahadii,waa lagu Guulaystay Qaliinkiisii Geesigaas Naftii huraha ah.

    Dowlada Puntland, waa ku amaanan tahay siday udaryeeshay Ciidanka Dhaawacmay oo kuwoodii ugu cuslaa deg-deg Dibada ugu qaaday.

    Gobanimo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    December 14, 2025

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    December 14, 2025

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    December 14, 2025
    Latest Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    Faallo:-Isbadalada ka dhacay Sudan,Yemen,Libiya iyo saamaynta Somaliya?

    Ciidamada Puntland oo qabtay Doon siday Agabka qaraxyada laga sameeyo

    Sharcigii magangalyada TPS-ta Itoobiya oo la joojiyay

    Faallo:-Dagaalkii Sadexaad ee aduunka miyaa qarka loo saaran yahay….

    Hardanka Maraykanka iyo Shiinaha Ee Laatiin America iyo saamaynta Venezuela

    Xasan oo isku dayaya in uu helo mudo kororsi sharcidaro ah

    Faallo:-Deni”Waa Madaxweynaha badalaya Xasan”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.