Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidanka Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyeen hawlgalka Argagixisada.
    Puntland

    Ciidanka Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyeen hawlgalka Argagixisada.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Horumar aad usareeya,ayay Ciidanka Difaaca Puntland ka sameeyeen hawlgalka Argagixisada.

    Goobaha laga sifeeyay,waxaa ku jira….

    1.Iskuulo Tababar.
    2.Geerajyo Farsamo.
    3.Xarumihii samaynta Qaraxyada.
    4.Xarumihii isgaarsiinta.
    5.Talisyadii hogaaminta.

    Waxaase wax walba ka muhiimsanaa qabashada God dhererkiisu gaarayay 1-Km oo Dhulka hoostiisa ah lehna Laba Af oo ay ugu talagaleen Dadka Deegaanka in ay ku tashkiiliyaan oo wax walba ku kaydsanaayeen.

    Waxaa farxad weyn ah oo jabka Argagixisada qayb ka qaatay Dadkii Deegaanka ee ay qorteen oo markii hawlgalku bilowday ka baxsaday ugana baxay dagaalka.

    Waxaa xusid mudan in 10-Sano oo argagixisadu joogtay Deegaamadaas ay la falgali wayday Dadka Deegaanka oo ay Maanta gaartay Awbooska argagixisadu in uu noqdo Ajaanib oo ay waayeen Qof Somaliya oo ka xigsada.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQPvnZKvbpNlFGIm7y0b4-_oHijw-YIcovis5OOF8Au02DA652uv6cK3TL9dc0aZYI9da_cWUM137F5i8daOxWxg.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.