Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee wax uga dhaceen Caawa Magaalada Gaalkacyo?
    Puntland

    Sidee wax uga dhaceen Caawa Magaalada Gaalkacyo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaalada Galkacyo Gacanta,ayaa lagu dhigay,waxaana goobta la wareegay Ciidanka Booliska isku-dhufka ah.

    Hal Hooyo,ayaa ku Naf wayday Shaqaaqada dhacday rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

    Maamulka Galmudug,waa ku amaanan yahay sida uu uxakameeyay dhankooda xaalada iyo wada Shaqaynta uu muujiyay.

    Jiri,ayaa fulisay waxa dhacay Caawa mana ahan wax Qabiil iyo Deegaan loo tirinayo,waxayna ahaayeen Sadex Gaari oo Tikiniko ah oo kasoo baxay Maleeshiyaadkii Beesha Leelkase ee Jiic-boore,waxayna kasoo galeen Magaalada dhanka Koonfureed,iyagoo toos u abaaray Hotel Five Star oo ku yaal Xaafada Baraxley.

    Sida ay ii xaqiijiyeen Maleeshiyada Jiic-boore horjoogayaashooda,waxba kalama socon soo bixidooda,waxayna uga soo tageen Magaalada Goldogob,ayaan kusoo Qayilaynaa,kadibna,waxay lasoo leexdeen Wado Qardo-jeex ah oo Koonfur uga timaada Galkacyo.

    Wadajir ayay Reer Galkacyo uxakameeyeen dhacdadan.

    Maamulka Galmudug ee Mudug,Madaxweyne Qoor-qoor,M.xigeenka Ciid iyo Beesha Sacad,waa ku Mahadsan yihiin siday udadaaleen.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.