Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaalada Galkacyo oo degan Maanta kadib Shaqaaqadii Xalay.
    Puntland

    Xaalada Galkacyo oo degan Maanta kadib Shaqaaqadii Xalay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 19, 2025Updated:January 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaanka maamulada Galmudug iyo Puntland ee Galkacyo ayaa maanta kormeer wadajir ah ku sameeyey goobihii shaqaaqadu ka dhacday xalay. Si nabadda loo adkeeyo, ciidamo isku dhaf ah ayaana xaley iyo saaka waaberigii hore la geeyey goobahaas.

    Masuuliyiinta oo ay kamid yihiin saraakiil sare maamuladda gobolka iyo kuwa degmada Galkacyo ee labada dhinac, ayaa magaalada lug kusoo maray iyaga oo si toos ah ula falgalay bulshada qiimeeyeyna goobihii dhibku ka dhacay.

    Mayor Mohamed Daacad ayaa warbaahinta uga warbixiyey xaaladda magaalada oo uu ku tilmaamay mid degan oo xasiloon. Isaga oo sheegay muhiimada ay leedahay wada-shaqeynta labada dhinac si nabadda loo ilaaliyo loona xaqiijiyo amniga shacabka degmada waxuuna sidoo kale intaas raaciyey in loo balansanyahay kulamo waawayn oo ay yeelan doonaan masuuliyiinta sarsare ee Puntland iyo Galmudug.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQNxPyX6MWp1ar95GVA-q7-wVp5MC6OXiIXyuk2YDnBQnu4nQWfJLvfW6voS3QrVrhsAgb-LrXurNag5lW-xuy1w.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.