Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo la Magacaabay
    Somalia

    Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo la Magacaabay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka,ayaa loo magacaabay Marco Rubio.

    Durba,waxa uu cadeeyay in Siyaasada Dibada Maraykanka ay ku salaysan tahay oo wax walba ka hormarinayso Danta Maraykanka.

    Lacag kasta oo aan kharash gareyno, barnaamij kasta oo aan maalgelinno iyo  siyaasad kasta oo aan raacno,waa in lagu caddeeyo jawaabta mid ka mid ah Saddexdan su’aalood…….

    Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid ammaan ah?

    Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid xoog badan?

    Ma ka dhigaysaa Mareykanka mid ka barwaaqo ah.

    Hadalka,ayaa xigmadiisu,waxay tahay Maraykanku ma taageerayo Barnaamij aan intaas ka jawaabayn,taasoo noqon karta mid Milatari,Mid Dhaqaale,Mid gargaar iyo Mid Siyaasadeed.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    February 8, 2026

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    February 8, 2026

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.