Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay ee hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay ee hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Difaaca Puntland,Ururada Onkod ee uu la socdo Gudoomiye Hoori iyo mid ka mid ah Ururada Ciidamada Difaaca PL ee Mudug kasoo ruqaansaday,ayaa qarka usaaran in ay galaan Turmasaale.

    Dhanka kale Ciidanka Lugta kusoo socda Urur ka mid ah iyo waxaa ishelay 40 Nin oo argagixisada ah.

    Hoobiyayaal iyo Xabad kulul oo lagu asqaysiiyay darteed,waa carareen,waxayna sii gubeen Talisyo dhawr ah oo ay lahaayeen,waxayna isku shubeen Turmasaale Taliskii ahaa.

    Ciidanka Difaaca Puntland ee Lugta ku daba socda,waxay kusii jeedaan Taliska weyn.

    Sida muuqata Argagixisada Daqiiqado ka badan ma hor fadhiyi karaan mana ku wajihi karaan Ciidanka Puntland dagaal ka fool ka fool ah.

    Saraakiidha Ciidanka Puntland ee hawlgalka ku jirta,ayaa Warbaahinta Idil News usheegay in Toga-jeceel la nadiifinayaa dhawaan laguna qaban doono Shir jaraa’id  Deegaanka Dhaadaar hadii rabi idmo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.