Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL waa in ay qaadaa talaabooyinkan amniga xoojinaya
    Puntland

    PL waa in ay qaadaa talaabooyinkan amniga xoojinaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2025Updated:January 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aankan Dowlada PL ay ku joojisay Dadka Tuugsada iyo Taleefoonada ay ku Tuugsadaan,waa loo baahnaa,waase in la balaariyaa oo lagu daraa Talaabooyinkan si Deg-deg ah….

    1.Waa in la diiwaangaliyaa Dhamaan Xubnaha Ajaanibta ah ee ku sugan Gudaha PL iyo Taleefoonadooda,Shaqada ay qabtaan iyo Nooca Shirkadaha ay ushaqeeyaan.

    2.Dhamaan Xubnaha Ajaanibta ah ee Shaqo la’aanta ku jooga gudaha Puntland waa in lagu celiyaa Deegaamadoodi,sida Itoobiyaanka,Yamaniyiinta iyo Siiriyaanka.

    3.Waa in gabi ahaan la joojiyaa Xubnaha Ajinabiga ah ee soogala gudaha PL marka Laga reebo Shaqaalaha Xarumaha Qaramada Midoobay iyo Kuwa Xirfad layaasha ah ee Shirkadaha ushaqaynaya.

    4.Waa in la kordhiyaa Baraha kayntaroolada,waana in lageeyaa Ciidan Aqoon leh oo Police-ka ah oo yaqaan Luuqadaha Carabiga iyo Ingiriiska si wanaagsan ugu diyaarsan waraysiyo dhamaystiran in ay qaadi karaan Dekadaha iyo Garoomada.

    Hawlgalka sifaynta argagixisada,waa in uu yeeshaa Qaybo kala duwan.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.