Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Amarada Dadka Tuugsiga PL kusoo rogtay
    Puntland

    Faahfaahin Amarada Dadka Tuugsiga PL kusoo rogtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadan Dadku ma fahansana,isla markaana majiro masuul usharaxay si aysan khalad ugu fahmin oo ay ula jaanqaadaan oo fulinta amarada ku qorana doorkooda uga qaataan…….

    1.Tuugsiga,waxaa ku gubada Ajaanibka argagixisada ah,waana Qaab fudud oo ay isku qariyaan kuna dhexgalaan Bulshada oo ay xogaha ku urursadaan.

    2.Tuugsiga Taleefoonada loo isticmaalo,waa kuwa argagixisadu ku xawilato Lacagaha.

    3.Tuugsigi,waa Ganacsi oo Qof,ayaa utagaya Golis,waxa uu kasoo furanayaa 30-kaar,waxa uu uqaybinayaa 30-Qof oo Ajanabiya,isagoo midkiiba kula heshiinaya in uu siinayo 10-dolar iyo Qadadiisa Maalinkii,isaguna uu ku Tuugsi tago Warqad Nambarku ku qoran yahay,waxaa la helay Qof Tuugsanaya oo gaaray Limidkii Lacageed ee loo diri karay,kaasoo ah $5000.

    Marka Bulshadeenu,waa in ay fahmaan go’aamadu,waa kuwo xog amni ku fadhiya oo aan layska gaarin kuna ahayn xadgudub Dadka Tuugsada.

    W.Arimaha Gudaha ayay ahayd in sii sharaxdo go’aamada,maadaama iyadu qaadatay doorkii W.Amniga ee duntay.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.