Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo UNDP oo yeeshay kulan muhiim ah
    Puntland

    Puntland iyo UNDP oo yeeshay kulan muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe: 26-Jan-2025: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa shir-gudoomiyay shir u dhaxeeyay dawladda Puntland iyo madaxda hay’adda UNDP oo uu hoggaaminayay Lionel Laurens madaxa xafiisaka Soomaaliya.

    Shirka waxaa looga wada-hadlay xoojinta xiriirka wadashaqayneed ee dawladda iyo hay’adda, iyadoo diiradda la saarayo dhinacyada horumarinta arrimaha hortebinta u leh dawladda Puntland sida fududeynta mashaariicda.

    Wasiirka ayaa sidoo kale madaxda hay’adda la wadaagay qorsheyaasha horumarineed ee ay hiigsanayso dawladda Puntland gaar ahaan Qorshaha Horumarinta ee sanadda 2024 ilaa 2029 (PDP⁴) oo ay Wasaaradda Qorsheyntu hagayso diyaarintiisa.

    ……………………DHAMMAAD……………….
    Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.