Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaaraadka oo Cirro kusoo dhaweeyay maqaam hoose
    Somalia

    Imaaraadka oo Cirro kusoo dhaweeyay maqaam hoose

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarka ugu horeeya kama soo haro maqaamka Dibada ee Madaxweynahaas markaa saaxada ku cusub.

    Cirro ilaa iyo hada in aan la helin, Sawiradiisii soo dhaweynta ee Imaaraadka,waxay muujinaysaa in si hoose oo jaban loo soo dhaweeyay oo lala qajilay.

    Waxaase wax walba banaanka soo dhigay markii 48-Saac kadib lasoo bandhigay,isagoo la fadhiya Ninka haysta Santuuqa Gargaarka Imaaraadka,taasoo iyaduna muujinaysa in la waayay cid kaloo qaabisha oo deg-deg loo muujiyo.

    Muuse Biixi marka la barbardhigo,waxaa la oran karaa,waa kaga horeeyay dhinacaas oo tagidiisii Imaaraadka,Itoobiya,Jabuti iyo Kenya,way ka sareeyeen 100% Cirro iyo tagidiisan Imaaraadka.

    Ilaa iyo hada Dowlada Imaaraadku ma qaabilin Cirro,waana dharbaaxo kale marka laga soo tago soo dhaweyntii lagu bahdilay.

    Imaaraadku Cirro,waxay umuujiyeen rabitaan la’aan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    March 13, 2026

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    March 11, 2026

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    March 10, 2026
    Latest Posts

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    UAE air defences engage 7 ballistic missiles, 27 UAVs

    Shipping through the Strait of Hormuz has collapsed amid the Middle East war.

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    Gujis Maraykanku leeyahay oo burburiyay Markab Ciidamada Badda Iran leeyihiin

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    Xog:-Weerarada Wadaada Iran Ee Imaaraadka Carabta

    UAE air defences intercept 16 ballistic missiles, 113 UAVs

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.