Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ingiriiska oo ka Shaqaynaya in xal laga gaaro Colaada Sool
    Somalia

    Ingiriiska oo ka Shaqaynaya in xal laga gaaro Colaada Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka UK ee Somaliya,waxa uu la kulmay Gudiga Nabadaynta SL,isagoo kala hadlay in xal Nabadeed laga gaaro colaada Gobolka Sool.

    “Nabadu,waa in ay ka bilaabataa kala badalashada Maxaabiista,dib ufurida Wadooyinka Ganacsiga iyo xiriirka Bulshada” Ayuu yiri Safiirka UK.

    Waxaa muuqata in uu Sool Qaybta Beesha Khaatumo ka degto uu uyaqaan SL,isla markaana colaada ka jirta ugu xisaabsan tahay colaad gudaha SL ka jirta.

    Aragtida UK,waxaa la qaba dhamaan Safiirada Beesha Caalamka iyo Dowladaha Dariska ah,waana waxa ay ka Shaqaynayaan haatan.

    BC,waxay Dowlada Xamar uga digtay in ay gayso Santuukhyo Doorasho Sool,waxayna ku dooday in haatanba xaalada Gobolkaas cakiran tahay loona baahnayn in looga sii daro.

    Sidoo kale BC,waxay cadaadis ku saartay PL ka gaabsashada xaalada Gobolka Sool.

    Wax fudud mahan in Safiirka UK utago Hargaysa la kulanka Gudiga Nabada SL oo uu utilmaamo Wadooyinka ay Nabada umarayaan Sool.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.