Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo Drons ku weeraray Villa Somaliya
    Somalia

    Shabaab oo Drons ku weeraray Villa Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadexdii Beri ee ugu danbeeyay,waxaa soo baxayay Digniino amaan oo sheegaya in Drons Qaraxyo ah ay soo weerarayaan Magaalada Muqdisho meelo muhiim ah oo ka mid ah lagamana taxadarin.

    Caawa Sadex Drons,ayaa lagu arkay dusha sare ee Villa Somaliya,kuwaasoo ay soo direen argagixisada Shsbasb sida xoguhu sheegayaan.

    Waa khatar kale oo kusoo korortay amniga Xamar oo awalba la ildarnaa Qaraxyada iyo Dilalka ka dhaca.

    Talyihii Nisa Sanbalooshe,waxa uu ku sugan yahay Hiiraan oo uu leeyahay,waxaan wax ka qabanayaa Amnigeeda oo aan kula dirirayaa Shabaan,halka Caawa Amniga Villa Somaliya khatar ku jiro.

    Xasan Shiikh Doorasho,ayuu ka Sheekaynayaa,mana difaacan karo Guriga uu Seexdo ee Villa Somaliya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQOAH37GzDvdDzLxcrYZ4F6J6i-HmO3XVEx2SWQumhFDoWNk5e88IFU201I4RN8i3oS6r0vNcIz2naDGvOMFMw7x.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.