Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo Talisyo cusub ka qabsaday Argagixisada
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo Talisyo cusub ka qabsaday Argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    17-km ayay Ciidanku horay uga socdeen Turmasaale,waxayna Gacanta ku dhigeen Dharin.

    Argagixisada si fiican,ayaa loo gumaaday oo tirada ilaa iyo hada la arkay,waa 24-Mayd ah.

    Waxaa kaloo laga furtay Hub iyo Saanad fara badan.

    Taliska Dharin ee la qabtay,waa mid ka mid ah Sadexda Talis ee argagixisada u harsanaa ee muhiimka ahaa.

    Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa soo gaaray khasaare dhan……

    20-Dhaawaca oo uu fudud yahay Dhaawacoodu.

    Talye Ilig Gacan,ayaa ka jabtay,waa fudud yahay Dhaawiciisa.

    Talye Duwane,lama soo qaadin oo Ciidankiisii,ayuu sii watay,waxa gaarayna,waa Firir.

    Talye Gaagaale,lama soo qaadin oo Ciidankiisa,ayuu sii watay,waxa gaaray,waa Firir isagana.

    Dhimashada Ciidanka Difaaca Puntland soo gaaray,waa 5-Shahiid,rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

    Ciidanka Difaaca Puntland,waa ku guulaysteen hawlgalkii Saakay dagaal kharaar kadib.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.