Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Safarka Xasan Ee Uganda?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Safarka Xasan Ee Uganda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Utagida Musefeni Madaxda kale,waa ka Maagtaan oo waa Nin baratakool xun si khaldana ula dhaqma Madaxda Afrikaanka ah ee soo booqata.

    Xasan,waa markii 8-Aad oo uu utago Musefrni loolana dhaqmo si yasmo ah oo lagu yiraahdo hadalo gaf ku ah Guud ahaan Somalida.

    Hada,waxa uu ugu tagay Ciidamada Ugandha,waxaan gaynayaa Baydhabo oo Itoobiyaanka,ayaan ku badalayaa.

    Ujeedka Xasan,waa fulinta heshiiskii uu la galay Masar ee ahaa in uu geeyo Ciidamada Masar meel Xuduuda Itoobiya udhow oo ay ku tababari karaan kuna hubayn karaan Mucaaradka oo ay si fudud gudaha ugu gelin karaan Itoobiya.

    Xasan,waxaad isleedahay,waaba uma baryin oo waxa uu ku dhaqmaa Sheekada Ciyaal Xaafada ee ah “Waa khiyaameeyay Nooh”.

    Maba oga in Dowladuhu ka horeeyaan,ka xiriir badan yihiin,ka Wardoon sareeyaan,isla markaana si uusan fahansanayn iskugu xiran yihiin.

    Masar,waxaa ku filnayd in uu yiraahdo Ciidan ii dhisa anagaa ku filan ka hortagida Itoobiya.

    Masar,waxay keentay Xamar Hub,Diyaaradeedii iyo Bangigeedii,waxayna sugaysaa waxay ku badalatay oo ah Goob muhiim ah oo ay Itoobiya ka shidayn karto.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.