Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii udanbeeyay Ee dagaalka argagixisada Puntland
    Puntland

    Wararkii udanbeeyay Ee dagaalka argagixisada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay ka ruqaansadeen Dhirin Saakay Aroortii,iyagoo Sadex Guuto ah oo kala haysta Sadex Jiho.

    Waxay Cagta sii mariyeen Qurac oo ay udhaafeen dhanka Dhadaar iyo Dhasaan.

    Ilaa iyo hada Ciidanka,wax iska caabin macno leh kama hor imaan,waxayna usocdaan si taxadar leh oo ay ku jirto Miino saarid.

    Khasaaraha argagixisada?

    B.Waxay Ciidanku fashiliyeen koox argagixisadu ugu talagashay Dhabarjabin iyo Miino Aasid.

    T.Waxay Ciidanka PL dhexgaleen isgaarsiintii argagixisadu kuwada xiriiraysay.

    J.Waxay Ciidanka PL soo saareen 34-Miino.

    2.argagixisadu,waxay ukala jabeen Somali iyo Ajaanib.

    Khasaaraha Ciidanka PL?

    B.Majirto Dhimasho ama Dhaawac.

    T.Majirto Gaadiid laga gubay.

    J.5-Drones oo ay soo kicisay argagixisadu Dhulka,ayaa la dhigay oo waxaa si wacan ushaqeeyay Qalabkii looga hor tagayay.

    Argagixisada iyo Dhulka lagu sheegay?

    B.Xaabley oo dhanka Dhadaar iyo Dhasaan ah.

    T.Geelmaqaade,Dabadheere iyo Godka Dul oo dhanka Buruc iyo Bacaad ah oo lagu arkay 20-30 Argagixiso ah.

    Yoolka Ciidamada Difaaca Puntland,waa Uhda argagixisada ay ku harsan tahay ee Dhadaar,Dhasaan iyo Dhul 50-km ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.