Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland dan ma ugu jirtaa karaamaynta loo sameeyay SL?
    Somalia

    Puntland dan ma ugu jirtaa karaamaynta loo sameeyay SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Cirro,waxaa loosoo diray Diyaarad khaas ah isaga iyo weftigiisa.

    Diyaaradaas,ayaa ka dajisay Dubai oo uu kaga qaybgalay Shirka caalamiga ah ee Dubai World Governments Summit.

    Shirkaas maqaamka Cirro ku fariistay,waa (Head of State),waa mid sare oo udhigma Madaxweyne Qaran.

    Shirka Dubai World Governments Summit,waxaa kasoo qaybgalaya Madaxweynayaal,Wasiiro,Madax Hay’ado Caalamiya iyo Maalqabeenada Dunida ugu taajirsan.

    Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM ee Jamhuuriyada Somaliya laguma casumin Shirkan,waxaana loo ogolaaday Wasiiro in uu usoo dirsado.

    Maqaamsiinta SL,waxay PL utahay Dan Siyaasadeed haatan iyo mustaabalkaba,sababtoo ah,waxaa fashilmay Geedi socodkii Dowlad dhiska Somaliyed,waxaana burburay Jamhuuriyadii 3-Aad iyo Nidaamkii Fadaraalka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.