Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DRC Dalka Aduunka ugu qanisan hadana Dadkiisu ugu gaajaysan yahay.
    Somalia

    DRC Dalka Aduunka ugu qanisan hadana Dadkiisu ugu gaajaysan yahay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DRC Dalka Aduunka ugu qanisan hadana Dadkiisu ugu gaajaysan yahay.

    Congo,waxaa rabi ku manaystay……

    1.Waxay leedahay 80-Milyan oo Hegtar oo Dhul Beereed ah,kaasoo quudin kara 2-Bilyan oo Qof,waxaa xusid mudan in Afrika tirada Dadkeedu dhan yahay 1.3-Bilyan.

    2.Waxay leedahay Macdan lagu qiyaasay $24-Trilyan.

    3.Waxay leedahay Wabiyo,Harooyin iyo Laagag iyo Roob joogta ah.

    4.Waxaa laga samaynayaa Biyo xireen 9-jibaar ka weyn kan Itoobiya oo soo saari kara 45-kun MW,waxaana Korontada laga dhaliyo dabooli kartaa Baahida Koronto ee 40% Qaarada Afrika.

    Wadankaas 1998 ilaa hada,waxaa dagaalo ku salaysan khayaraadkaas ugu Geeriyooday 6-Milyan oo Qof.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.