Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo dhisaysa Dowlad kale oo Sudan yeelato
    Somalia

    Kenya oo dhisaysa Dowlad kale oo Sudan yeelato

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kenya,waxay Qayb ka noqotay Quwadaha Gacmaha kula jira Sudan.

    Si cad,waxay uga Shaqaynaysaa burburinta Dowladnimada Sudan oo hadaba wiiqantay.

    Wadankeeda,waxaa ka dhacaya oo waliba ku qabanaysaa xarunta Shirarka ee KCC Shir Mucaaradka RSF iyo xulafadoodu ku dhisanayaan Dowlad barbar taala mida QM aqoonsan tahay ee Khartuum.

    Dowladaas,lagu dhudi doono Nayrobi,waxaa qorshuhu yahay in Galbeedka Sudan looga dhigo Xarun.

    Waxay xoguhu sheegayaan Kenya in Quwado Dibada Qaarada ah ku riixayaan taageerada Mucaaradka.

    Hab dhaqanka Kenya,waxay sii murginaysaa xaalka cakiran ee Bariga Afrika,waxayna Seenyaale udiraysaa in Wadamo kale oo Gobolka ah ay ka samaysmi karaan Dowlado iska soo horjeeda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.