Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland iyo dagaalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Faallo:-Puntland iyo dagaalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sheebaab oo ahayd Madaxtooyada Argagixisada,waxay noo jirtaa 25-Km Caawa.

    Ciidanka Difaaca Puntland,waxay soo nadiifiyeen Dhul gaaraya 250-km oo ah Dhul adag oo leh Togag,Buuro,Jeexyo iyo Boholo.

    Waxay ku waayeen Ciidanka Difaaca Puntland xaqiijinta guushaas weyn ee Taariikhiga ah ku dhawaad 200-Askari oo isku jira Dhimasho iyo Dhaawac.

    64-Askari oo Shahiid ah.
    117-Dhaawac ah oo ay 78 fududahay oo 58 ka mid ah Dib ugu laabatay Dagaalka,halka 18 Dibada loo qaaday.

    Dowlada Puntland,waxay ku bixisay dagaalkan socda 2-Bilood Dhaqaale ku dhow $17-Milyan.

    Dhiiga iyo Dhaqaalaha ku baxay dagaalkan,waxa uu xaqiijiyay in 1-kii Km oo Dhulka reer Puntland ah uu ka Qiimo badan yahay 100-Wiil Noloshooda oo loo hurayo.

    Dagaalkan,waa mid muhiim ah oo go’aankiisa la qaatay xili ku haboonaa.

    Dagaalkan,waa mid Taariikhiya oo galaya Sooyaalka reer Puntland si la mid ah kuwii ka horeeyay ee Taariikhiga ahaa.

    Shacabka Puntland,waxay muujiyeen midnimo,isku tashi iyo Qiyam sare.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.