Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jen.Aadan Cabdi Xaashi Talye Taariikh sameeyay
    Puntland

    Jen.Aadan Cabdi Xaashi Talye Taariikh sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2025Updated:February 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jeneral Aadan Cabdi Xaashi,waa Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland.

    Waa Sarkaalka hogaanka uhaya hawlgalkan sifaynta argagixisada ee guulaystay.

    Aadan Cabdi Xaashi,waa Dhulyaqaan iyo Dad yaqaan.

    Waa mid ka mid ah Saraakiishii Madaafiicda Goobta SSDF oo la qirsan yahay in uu yahay Saraakiisha Naadirka ah ee Somalida Geeska Africa.

    Guusha deg-dega ah ee Puntland gaaraysaa,waa Saraakiisha Aqoonta leh ee Dagaalka kujirta oo Dhulka Geed Geedka iyo Taako Taakada utaqaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    October 21, 2025

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    October 21, 2025

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    October 21, 2025
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.