Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka harsan Dhulkii Argagixisada Ee Toga-jeceel?
    Puntland

    Maxaa ka harsan Dhulkii Argagixisada Ee Toga-jeceel?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Guul la taaban karo oo lagu faani karo.

    15-ka KM ee harsan argagixisadu ma joogto oo way ka carareen sida xogaha Wardoon xaqiijinayaan.

    15-kaas marka la gaaro ilaa Saadanbe hadii rabi idmo,waxaa soo xirmaya Wajiga Labaad ee hawlgalka.

    Sida ay tilmaamayaan xogaha sirdoon argagixisada,waxaa ka harsan qiyaastii 150-xubnood oo firxad ah oo uwada socda ugu badnaan 14-Qof.

    Buuraha firxadkoodu gaari karo oo sifaynta Guud ubaahnaan doona,waxaa ka mid ah…..

    1.Xabley.
    2.Geesa-qabad.
    3 Tasjiic.
    4.Curaar.
    5.Ina Cidoole.

    Wax fudud mahan 300-km in laga sifeeyo argagixiso si weyn u abaabulan oo heshay Dhul ku wanaagsan dagaalka.

    Xaqiiqdii Puntland,waxay muujisay awood Ciidan,mid Shacab,mid hogaamineed,mid Maamul iyo mid Dhaqaale.

    Waxay kaloo muujisay in ay tahay qaangaar Dowladeed oo caalamka la dhaqmi karta oo lagu aamini Karo wax badan.

    Muwaadinka reer Puntland,waa Laafyoon karaa Caawa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.