Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Galkacyo oo Mustaqbalkeeda Nololeed ifayo
    Puntland

    Faallo:-Galkacyo oo Mustaqbalkeeda Nololeed ifayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mustaqbalka Galkacyo,waa iftiimayaa,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa Laba Qodob…..

    1.Beesha Sacad oo Nabada Magaalada ku bixinaysa Dhaqaale,isla markaana diiday colaad gudaha ah.

    2.Beesha Leelkase oo Labadii dhacdo ee ka dhacay Magaalada Gudaheeda oo ay fuliyeen Dhalinyaro ku abtirsata ka bixiyay Xaal dhan min $30-kun iyo 24 oo Duug ah,taasoo isku noqonaysa $84-kun.

    Sidoo kale,waxaa cajiib ah sida Beelaha Gobolka wada dega udhibsanayaan colaadaha oo ay si midaysan uga hor tagayaan.

    Mudug culayska haystay,waa Colaadaha Beelaha hadii xal loo helo horumar ayay samaynaysaa.

    Gudaha Galkacyo Laamiyo intaan ka badan ayay ubaahan tahay oo ugu yaraan 20-km ah.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.