Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa baacsiga firxadka argagixisada Ee Puntland?
    Puntland

    Halkee marayaa baacsiga firxadka argagixisada Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2025Updated:February 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gantaaladan mahan kuwa caadiya ee waa Tuubooyin argagixisadu jarjartay oo ay ka buuxin lahaayeen Biro,Masaamiir iyo Qaraxyo,kadibna ay u isticmaali lahaayeen Qaraxyo,waase la qabtay ilaahay mahadii.

    Waxaa kaloo Maanta lahelay Shidaal iyo Mootooyin argagixisadu ka carartay.

    Sidoo kale,waxaa la qarxiyay Diyaarad Drons ah oo ay wateen 10-Nin oo firxad ahaa.

    Ciidamada Difaaca Puntland Gaari,ayaa Qarax ka haleelay,waxaana uga Shahiiday Hal Askari rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

    Si guud hawlgallo firxadka lagu baacsanayo,ayaa ka socda Qandala ilaa Tasjiic,waxayna Ciidamadu adeegsanayaan Awr iyo Dameero.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.