Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaalka kadib maxay tahay Danta Puntland?
    Puntland

    Dagaalka kadib maxay tahay Danta Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    75%argagixisada,waa laga adkaaday guud ahaan Puntland,xataa kuwa Buurta Calmadow,waxay ka mid noqonayaan 25% ee harsan oo ma awood badna.

    Buurta Calmadow,waxaa ku jira 234-Nin oo Awr dhawr ah loogu keeno Saad,baqaya oo go’ doon ah una badan reer Koonfur oo Maalin walba Qaybi baxsato,waxaana ku filan hal weerar.

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay muujiyeen adkaysi,khibrad iyo Karti aan caadi ahayn.

    Sidoo kale Shacabka Puntland,waxay muujiyeen gudo iyo Dibad midnimo iyo garab istaag Ciidan.

    Su’aasha?

    Dagaalka kadib maxay tahay Danta Puntland?

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.