Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yurub oo gelinaysa Dhaqaale farabadan Difaaceeda Amni
    Somalia

    Yurub oo gelinaysa Dhaqaale farabadan Difaaceeda Amni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Yurub,waxay ku dhawaaqday in ay kor uqaadayso awoodeeda Difaac,iyadoo gelin doonta 850-Bilyan Yuro.

    Dhawaaqan,waxa uu yimid markii Yurub Indhaha ku kala furtay go’aamada Trump.

    Mudo dheer,waxaa u ahaa Yurub Difaaca ay isku halayso awooda Maraykanka.

    Gaashaanbuurta Nato oo ay ku mudaysan yihiin,waxaa bixiya Dhaqaalaha ugu badan ee ay ku hawlgasho Maraykanka,balse Trump,ayaa su’aal ka keenay sii wadida bixinta Lacagtaas.

    Trump,waxa uu taagan yahay waa in Yurub Amnigeeda gelisaa Dhaqaale oo ay isdabartaa,si gaar ah,waxaa Yurub walwal ku ah isku soo dhawaanshaha Ruushka iyo Maraykanka.

    Xisbiga Dimuqraadiga,ayaa ku dhaleecaynaya Trump in uu Wadanka usii dhawaynayo dhanka Digtatooriyada Ruushka oo kasii fogaynayo Isbahaysigii Dimuqraadiyada ee soo jireenka ahaa.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/F3QZFJLu-OntYseb.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.