Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jira digniinaha Amni Ee Maraykanku soo saaray?
    Somalia

    Maxaa ka jira digniinaha Amni Ee Maraykanku soo saaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warka Caawa Maraykanku soo saaray,waa mid jira oo khatartiisa leh.

    Xogaha muhiimka ah ee la helayo,waxay tilmaamayaan in ay AS weerar ku qaadi doonan Garoonka Aadan Cade.

    5-ta Bisha oo Berri ku beegan ayay xoguhu sheegayaan in AS qorshaysteen fulinta weeraradaas.

    Goobaha bartilmaameedka u ah,waxaa laga xusi karaa….

    1.Garoonka Aadan-cade.
    2 .Villa Somaliya.
    3.Xarumaha Dowlada ee muhimka ah
    4.Ciidamada DFS fadhiyadooda.

    Sida xoguhu sheegayaan Xarumahaas,waxay AS ku weerari doonaan Hoobiyayaal,Qaraxyo iyo Gantaalo.

    AS,waxay Shalanbood keensadeen Hoobiyayaal iyo Mootaro,kuwaasoo ilaa Caawa ay Dameero kusoo rari doonaan soona galin doonaan Dayniile iyo Suuqa Xoolaha,sida aan ka helay Saraakiil amaan.

    Wakhtiga rasmiga ah ee Shabaab fulinayaan weeraradaas lama xaqiijin karo,waxaase la hubaa in 7-Beri gudahood ay ku fulin doonaan weeraradaas.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.