Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»See loo arkay khudbadii Trump Ee Cinwaanka loo dhigay “Da’da Dahabiga ah Maraykanka “
    Somalia

    See loo arkay khudbadii Trump Ee Cinwaanka loo dhigay “Da’da Dahabiga ah Maraykanka “

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shaqadan,,wuxuu ku haystaa taageeradii ugu badnayd Shacabka Maraykanka,waxayna u arkaan in uu qabtay mudo yar Shaqooyin muhiim u ahaa oo uu dareenkooda ka turjumay.

    Waxay la aaminsan yihiin argtidiisa ah “Maraykan,waa soo laabtay”.

    Dhaqaalaha,Shaqo helida,soo galootiga Sharcidarada ah iyo amaanka in uu wax ka qabtay la taaban karo ayay la qabaan Shacabka Maraykanka intiisa badan.

    Dadka aan taabacsanayn xataa,waxay u arkaan in uu wax saxayo,wixii ka khaldamana laga dabi tagi karo oo Wadanka uu keenay meel MW ka danbeeyaa si tartiib tartiib ah ufurdaamin karo Qodobada ubaahan toosinta.

    Balse Trump ka hor,Maraykanku,waxa uu ahaa Suuq Caalamiya oo laga faa’idaysto iyo awood si khaldan loo isticmaalo Dhaqaalihiisa iyo saamayntiisa.

    Trump,waxa ugu weyn ee uu dib udhac ukeeni karo waa Maraykanka oo ah Awood Caalamiya in uu uhogaamiyo sidii Awood Gobol oo kale,waxaana sixid ubaahnaan doona xiriirkiisa Caalamiga ah iyo Xulufadiisa soo jireenka ah.

    Muhiimadu,waa in uu wax badan oo hufnaan,Toosin iyo ka daba tag ubaahnaa Trump dul istaagay.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQPJFJChjtbxaA9a-2gWhNNiUFism00MvwI-bN4kuydYpsdWo4jk-DnWyDkpQcFJi73Pfw-l0qyppy81rFVujlJ-.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.