Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Danmark oo ka jawaabtay damaca Trump ee Greenland
    Somalia

    Danmark oo ka jawaabtay damaca Trump ee Greenland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arimaha Dibada Danmark oo ka falceliyay hadalkii Trump ee uu markale ku muujiyay sida Maraykanku urabo Greenland.

    Wasiirka Arimaha Dibada Danmark oo ku dhawaad 10-Sano soo noqday Ra’isalwasaaraha Wadanka iyo Trump,waxay ka midaysnaayeen in Dookha ay leeyihiin Dadka reer Greenland.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQPkHYM642x587MXa1ExKCJ5DyFN9k4QFe8rkmfV_11zyqzcigrNlK__U7wwuVdaLf2jQxJbRyRw2kyd1IQ1SIN9.mp4

    Maamulka Trump,waxay u arkaan Greenland goob muhiim ah Amniga Caalamka oo ay ubaahan yihiin,waxayna ka rabaan Sadex arimood oo kala ah…..

    1.In Greenland ka go’do Danmark.
    2.In Greenland Marakaynka ku biirto.
    3.In Danmark laga helo tanaasul dheeriya.

    Greenland 1948-dii,ayaa Danmark kula gashay heshiis Maraykanka oo Saldhig Milleteri siisay.

    Greenland,waa Jasiirad leh Maamul ugaar ah oo awood badan,balse qayb ka ah Boqortooyada Danmark.

    Dadka Greenland,waa ilaa 56-kun oo Qof,waa Dhul Macdan iyo Shidaal leh oo Barafku uusan ka kicin.

    Dhawaan Doorasho,ayaa ka dhacaysa Greenland,taasoo ay ku xaqiijinayaan mustaqbalkooda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.