Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin dagaalka ka dhacay Buqdharkayn Sool
    Puntland

    Faahfaahin dagaalka ka dhacay Buqdharkayn Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In kabadan 100 qof ayaa ku geeryooday, 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal jimcihii maanta ka dhacay deegaanka Buq-dharkeyn ee Gobalka Sool.

    Dagaalka ayaa u dhexeeyay Maleeshiyaadka kasoo kala jeeda Beelaha Isaaq iyo Dhulbahante, waxaana jira gaadiid dagaal iyo maxaabiis ay dhinacyadu kala qabsadeen.

    Dagaalka oo aroornimadii hore ee saaka bilowday ayaa soo gaaray gelinkii dambe. Dhaawacyada labada dhinac ayaa la kala geeyay Hargeysa iyo Garoowe, kaddib markii badi wax looga qaban waayay magaalooyinka Laascaanood iyo Burco.

    Dhanka kale, gurmadyo kala duwan ayaa u kala baxaya labada dhinac, iyadoo saacadaha soo wajahan ay dhici karto in dagaalku dib u bilowdo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.