Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu kaga hadlay MW Deni khudbadiisii Maanta?
    Puntland

    Muxuu kaga hadlay MW Deni khudbadiisii Maanta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2025Updated:March 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa khudbad Puntlander ah oo aad ugu dhow maxaliga gudaha ka jira.

    Waa khudbad uu ku muujiyay in uu yahay MW Puntland oo uu siiyay mudnaanta Puntland.

    Waa khudbad Dadka reer Puntland uga qiimo badan tiisii ka horaysay markii uu ku dhawaaqayay Wajiga 3-Aad.

    Waa khudbad uu ka fogaaday in loo arko Musharax MW JFS oo u isticmaalayo dagaalka argagixisada Olalihiisa.

    MW Deni,waxa uu la hadlay Ganacsatada oo uu ku yiri….

    Usoo banbaxa taageerada Ciidanka,waa la dilay Dhagdheer.

    Sidoo kale MW Deni,waxa uu guubaabiyay Dhaqanka,gaar ahaan Nabadoonada oo uu ku yiri (Shaqeeya argagixisadii,waa la Dilnay).

    MW Deni,waxa uu dul istaagay Wadooyinka muhiimka ah ee Bari,kuwaasoo fure u ah in Gobolkaas uusan unoqon gabaad argagixisada markale.

    MW Deni Shacabka Puntland,ayuu bogaadiyay oo si weyn udul istaagay dadaalkooda iyo dhiiranaantooda.

    Khudbadii Bulshada Puntland ubaahnayd oo 90% mudnaanta siinaysay PL marka laga reebo 10% oo loo baahnaa in uu fariin udiro Somalida kale ee ku jirta dagaalka argagixisada,ayay ahayd midan.

    MW Deni,waxaa la oran karaa waa ka jawaab celiyay baaqii ahaa (MW ku laabo Khudbada).

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.