Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»TPLF oo la wareegtay Maamulkii Tigreega
    Somalia

    TPLF oo la wareegtay Maamulkii Tigreega

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Reda,waa la cayrshay,waxa uuna si dirqiya uga badbaaday Xarig.

    Adis-ababa,ayuu ucararay Getachow Reda Madaxii Maamulkii KMG ahaa ee Deegaanka Tigreega.

    TPLF,ayaa la wareegtay awooda Maamul ee Dergaanka,waxayna soo afjartay Maamulkii Reda ee ku xirnaa Abiy.

    TPLF,waxba iskagama tirinayso Abiy oo horay ayay iskugu jabeen,mana leh awood uu kusoo weeraro.

    Markan TPLF Siyaasiyan,waa ka hormarsan tahay Maamulka Abiy oo waxay isbahaysi la yeelatay Eretereya iyo Amxaarada.

    Abiy ma awoodo in uu isku mar weeraro Sadexdaas awoodood ee u Shirkoobay.

    Maanta Deegaanka Tigreega ma hoos yimaado Maamulka Abiy ee Adis-ababa.

    Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee TPLF Debreson,ayaa ku digtay Getachow Reda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.