Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Badbaadada Somaliya,waa Xasan oo iscasila oo utanaasula Dalka iyo Dadka.
    Somalia

    Badbaadada Somaliya,waa Xasan oo iscasila oo utanaasula Dalka iyo Dadka.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanadan,waxay guteen waajjbkii ka saarnaa badbaadinta Somaliya.

    Soo jeedinta ah ( Madaxweynaha DFS ha iscasilo),waa aragtida ugu haboon xiligan ee wax lagu badbaadin karo.

    Dhan walba oo laga eego Somaliya,waa sii dumaysaa…

    1.Midnimadii Siyaasadeed ee Wadanka oo awalba jilicsanayd,waa burburtay.

    2.Canshuur iyo Miisaaniyad horay looguma midaysnayn haatana rajadii ahayd in lagu Midoobo,waa dhimatay.

    3.Amnigii oo aan awalba lagu midaysnayn,ayaa sii baaba’ay,waxaana lumay awoodii yarayd ee Ciidamada sheegta Milleteriga DFS iyo Maleeshiyaadkii Beelaha ee iska caabin jiray argagixisada.

    4.Hay’adihii Maamulka ee Sharcidajinta,Garsoorka iyo Fulinta,waxay noqdeen Magac uyaal,waxayna lumiyeen doorkii awalba liitay ee ay lahaayeen.

    5.Si guud rajadii ahayd in Qaran Somaliyed dib loo helo,waa sii libdhaysaa,waxaana niyad Jab ku dhacay Shacab markii hore si weyn u aaminsanaa Midnimada.

    Markii la qiimeeyo AS soo xoogaysanaya oo badalay dhaqamadoodii,jarida Maraykanka ee Dhaqaalihii taageerida iyo kala taga fogaaday ee Somalida soo wajahay,waxaa lama huraan ah in Xasan ka baxo Xaafiiska.

    Badbaadada Somaliya,waa Xasan oo iscasila oo utanaasula Dalka iyo Dadka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.