Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Doon dagaysa,ayuu dabada qabsaday!!.
    Somalia

    Faallo:-Xasan Doon dagaysa,ayuu dabada qabsaday!!.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la micno ah Doontaas RW Abiy oo Siyaasadiisu umuuqato mid gabalkeedu sii dhacayo.

    Meel uu si buuxda Gacanta ugu hayo,waxaa jirta Adis-ababa.

    Maamulada wada Shaqaynta tooska ah la leh,waa Somalida,Canfarta iyo Shucuubta Koonfureed.

    Maamulka Oromada,waxaa ka socda dagaalo Qaybo badan oo ka mid ahna kuma jiraan Gacanta Maamulka.

    Maamulka Amxaarada,waxaa ka socda dagaal la rabo in Gacantiisa looga saaro oo xoog badan.

    Maamulka Tigreega,waa ka baxay Gacantiisa,waxaana lasoo cayriyay Maamulkii Reda ee isaga ku xirnaa.

    Sidoo kale Abiy,waxaa ka hor yimid Siyaasad khatarteeda leh,taasoo ah isbahaysiga Eretereya, Tigreega iyo Amxaarada,iyadoo awalba uu haystay culayska dibada ee reer Galbeedka.

    Hadaba Xasan oo Sanad uga harsan yahay mudo xileedkiisii oo aysan Gacan ugu jirin xataa Muqdisho 70% muxuu kusoo kordhin karaan Abiy?

    Waxaa kaloo cajiib ah in Xasan si dadban uga baxay heshiiskii Masaarida oo Itoobiyaankii uu kula loolamayay isku dhiibay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.