AS,waxay isku dayeen in ay dilaan MW Xasan Shiikh,waase usooroobi wayday oo rabi,waa ka badbaadshay.
Qarax culus ayay ku xireen dhisme ku yaalay Wadada uu marayay Madaxweynaha,waxayna la beegsadeen mid ka mid ah Sadexda Gaari ee MW lagu qaado oo Calanku suran yahay.
Tani,waxay muujinaysaa awooda AS iyo diciifnimada Laamaha amaanka DFS oo Nisa ugu horayso.
Hadii amaanka MW lagu filnaan waayay sugidiisa ma kan muwaadinka caadiga ah,ayaa lagu filnaan karaa?.