Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2025Updated:March 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,gaar ahaan Guuto 2-Aad,waxay Maanta gaareen mid ka mid ah Fariisimihii argagixisada ee Habeen hore la garaacay,kaasoo lagu magacaabo Aleelaha oo ku beegan Waqooyi Galbeed Miraale.

    Waxay halkaas ugu tageen……

    1.42-Argagixiso oo Mayd ah.
    2.30-Qori oo Ak-47 ah.
    3.8-Beekaa’em.
    4.Mootarka 82
    4.Saad fara badan oo kale.
    5.34-Basaboor.

    Guusha PL ka gaartay dagaalka argagixisada,waxay kusoo beegmaysaa,iyadoo Argagixisada AS ay dib uqabsadeen Masjidka Cali Guduud ee Koonfurta Dalka.

    Sidoo kale guusha PL gaartay,waxay kusoo beegmaysaa,iyadoo MW Xasan kasoo baxay furinta hore oo Turkiga usocdaalay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.