Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo u isticmaalaya Dagaalka Xuutiyiinta Dekedaha Bosaso iyo Berbera
    Puntland

    Maraykanka oo u isticmaalaya Dagaalka Xuutiyiinta Dekedaha Bosaso iyo Berbera

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqada Xasan qoray,way jirtaa oo dhab.

    Ujeedka uu uqoray,waa ka jawaab celin Ogaysiin Maraykanku usoo diray oo lagu ogaysiinayo in la isticmaalayo Dekedaha Berbera iyo Bosaso.

    Fariinta ogaysiinta,waa mid ku salaysan ilaalinta Gobanimada iyo Madaxbanaanida Wadanka.

    Tusaale?

    Maraykanku mar walba oo uu duqayn ka fulinayo meel ka mid ah Somaliya,waxaa fariin kooban oo ogaysiin ah loo diraa DFS,iyadoo loo marsiinayo Taliska Danab.

    Balse duqaynta sida udhacayso,halka ay ka dhacayso,Saacada ay dhacayso,wuxuu Maraykan la wadaagaa oo kala Shaqeeyaa Maamulka ka jira Deegaanka wax laga fulinayo.

    Mida isticmaalka Dekedaha,waa la mid.

    Maraykanku,wuxuu rabaa in uu dagaalka Xuutiyiinta Goobaha uu ka qaadayo ay ka mid noqdaan Dekedaha Bosaso iyo Berbera,gaar ahaan Berbera.

    Qorshihiisaas,waa uu kala hadlay Maamulada SL iyo PL,waana ku heshiiyeen.

    DFS,waxay lahayd ogaysiin,waana loo sameeyay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.