Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay Puntland uga dhigan tahay Warqada Xasan udiray Maraykanka?
    Puntland

    Maxay Puntland uga dhigan tahay Warqada Xasan udiray Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqada Xasan uga jawaab celiyay ogaysiinta Maraykanka ee isticmaalka Dekedaha Bosaso iyo Berbera,waxay PL utahay fursad Dahabiya……

    1.Waxay xirtay fursad kasta oo SL Aqoonsi ku heli kartay.

    2.Waxay PL ufurtay Caalamka.

    3.Waa Warqadii PL ugu anfac badnayd oo kasoo baxda Xaafiiska Xasan fadhiyo.

    Tusaale?

    Wasiirka Ganacsiga mid ka mid ah DG Canada iyo waxaa wada hadlay Xoghayaha Ganacsiga Maraykanka,iyagoo ka xaajoonaya arimo Ganacsi oo ka dhaxeeya Maraykanka iyo Gobolkaas,waxaase la ogaysiiyay DF Canada.

    Dhanka kale Dekedaha iyo Garoomada Bosaso iyo Berbera ee Imaaraadku horumariyay,waxaa loo diyaarinayay Maraykan.

    Waxaa kaloo xusid mudan hawlgalka Xuutiyiinta lagu qaaday in ay maalgalinayaan Imaaraadka iyo Sacuudiga.

    PL oo Fadaraal ah lana macaamiilaysa caalamka,waa Yoolkeenii.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.