Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Putin oo qoranaya Ciidan cusub oo Boqolaal Kun ah
    Somalia

    Putin oo qoranaya Ciidan cusub oo Boqolaal Kun ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Vladimir Putin,ayaa u yeeray 160,000 oo rag ah oo ay da’doodu u dhaxayso 18-30 jir, waana tiradii ugu badnayd ee askar laga qoro Ruushka tan iyo sannadkii 2011-kii, iyadoo dalkaasi uu ku hawlanaa ballaarinta tirada ciidamada.

    Tallaabadan,ayaa timid dhowr bilood ka dib markii Putin uu sheegay in Ruushku uu kordhiyo tirada guud ee ciidankooda oo la gaarsiiyo ku dhawaad ​​2.39 milyan iyo tirada askarta keydka oo la gaarsiiyo 1.5 milyan.

    Ku xigeenka Putin Adm Vladimir Tsimlyansky,ayaa sheegay in askarta cusub aan loo diri doonin inay ka dagaalamaan Ukraine waxa uu Ruushku ugu yeeray “howlgalkiisa milatari ee gaarka ah”.

    Inkasta oo Ruushku diiday xabbad joojin buuxda oo Maraykanku garwadeen ka ahaa oo ay la galeen Ukraine, haddana waxay sheegeen inay oggolaadeen inay joojiyaan weerarrada ay ku hayaan xarumaha tamarta ee Ukraine.

    Isku day muuqada oo la doonayay in lagu beeniyo Moscow in ay jebisay Qodobbadii heshiiskaas, saraakiisha Ruushku waxay sheegeen in ay Putin u sheegeen in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ay qaadeen weerarro aan wax calaamad ah lahayn.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    August 10, 2025

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    August 10, 2025

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    August 10, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    Mw Deni oo Dhagaxdhigay Wadada Bosaso-Dhaadaar

    Faahfaahinta Deegaamada ay Ciidamada PL Gacanmarinayaan

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Madaxweynaha Maraykanka oo si cad usheegay in aqoonsiga SL lagu guda jiro

    Faallo:-Maxaa sababay in Maraykanku soo celiyo Siyaasadii Laba Wajiilaynta?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada Talyayaasha Bariga Afrika Ee Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.