Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay tahay faa’idada Siyaasadeed ee Safarka Xoghayaha Xasan ee LC?
    Puntland

    Faallo:-Maxay tahay faa’idada Siyaasadeed ee Safarka Xoghayaha Xasan ee LC?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay tahay faa’idada Siyaasadeed ee Safarka Xoghayaha Xasan ee LC?

    1.Waxaa kala fogaanaya Gaashaanbuurtii Irirsamaale,gaar ahaan Beelaha HG iyo GX.

    2.Hankii gooni goosad ee SL oo dhaawacmaya.

    3.Bulshada PL inteeda kale oo baranaya hab fikirka Bulshada Sool Bari iyo Buuhoodle.

    Xoghayuhu LC waxba kuma saa’idin karo.

    Sidoo kale LC,waxba kuma kordhin karto Xoghayaha.

    LC,xaalkeedu,waa Wadaad Abaar jooga Injir lagama qabto.

    Xoghayaha xaalkiisuna,waa ciirsi baadigoobaya Matalaad meel uu ka dugsado.

    Xasan,waa Nin dhuunta lagu dhegan yahay oo Lugaha ka farganaya.

    Maalmo LC la joogo wax kama badali karaan waaqaca jira mana unoqon karaan Dawo fashilka Xasan haysta.

    PL Labay kululaynaysaa mana haysto culays.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.