Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Saadaasha roobka ee maalmaha 10 – 16 April 2025:
    Puntland

    Puntland:-Saadaasha roobka ee maalmaha 10 – 16 April 2025:

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iyadoo xili roobaabka Gu’ la saadaaliyay mid xaddi ahaan hooseeya, ay na deegaanada Puntland abaar baahsani ka jirto, dhanka kale filashada curashada roobka Gu’ga ayaa ah mid sareeya guud ahaan gobolada Puntland.

    Saadaasha roobka ee asbuuca 10 – 16 April 2025 ayaa ah mid sareya baaxad ahaan una-dhexeya (30-50) mm.

    Marka la eego khariidadda saadaasha roobka ee degmooyinka Burtinle, Garowe, Dangoroyo, Buuhoodle, Taleex, Dhahar, iyo Rako-raaxo ayaa lafilayaa inay helaan roobab xaddigoodu dhex-dhexaad yahay gaari karana (50-100) mm sababi karana daad meelaha godan iyo biyo mareenada.

    Dhammaan bulshada ku dhaqan degmooyinka xaddiga roobku dhax-dhexaadka yahay waa inay taxadar dheeriya muujiyaan kana fogaadaan meelaha biyo mareenada ah ilaa 16 bisha Abriil gar ahaan maalmaha 13,14,15, 16 bisha abriil.

    Sadaashan roobka waa ay isbadeli kartaa xilli kasta, Xarunta macluumaadka khayraadka Biyaha iyo Dhulka ee Dawladda Puntland waxa ay sidhow ula soconaysaa markasta isbad-badalka cimilada ee xilli roobaadka.

    DHAMMAAD

    Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
    Xafiiska Warfaafinta Xarunta Maareynta Xogaha Biyaha iyo Dhulka Puntland

    #imcpuntland #Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.