Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu yahay amarka Xasan soo siiyay Xoghaye Xamse?
    Puntland

    Muxuu yahay amarka Xasan soo siiyay Xoghaye Xamse?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Xasan,waa soo fasaxay,waxaana lagu amray Laba Qodob in ay ahaato…..

    1.Soo salaamid.
    2.Siyaasad wax ku saabsan in uusan uga hadlin.

    Xasan maalmihii ugu danbeeyay,wuxuu damcay in uu joojiyo safarka LC,wuxuuse dhaafi waayay shaacinta.

    Sidoo kale Xoghayaha,ayaa aad ugu calaacalay…..

    ” Deni iyo Axmed,waa iciileen,aan iska dhiciyo oo muujiyo in aan Daarood wax ka haysto,horay Gedo,ayaan utagay,hadana LC aan tago”.

    Calaacalkiisa iyo shaacintiisa socdaalkiisa LC oo ay taageereen koox Damjadiid oo Faarax Cabdiqaadir horboodayo oo Xasan ku yiri ( Aan dayno Nafis buu u arkaa),ayaa khasbay Xasan.

    Socdaalkan,waxaa Xoghayaha ku weheliya barakacayaasha Siyaasadeed ee PL kasoo barakacay,kuwaasoo iyaguna Nafis ka dhiganaya tagida LC.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.