Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guusha dagaalka argagixisada PL oo Indhaha Caalamka kusoo jeediyay
    Puntland

    Guusha dagaalka argagixisada PL oo Indhaha Caalamka kusoo jeediyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,wuxuu meesha ka saaray shuruuc adkaynaysay talaabooyinka awoodeed ee Ciidanka Maraykanku qaadi karo.

    Sidoo kale,wuxuu cadeeyay la dagaallanka Xuutiyiintu in uu yahay masiiri hortabin leh.

    Wuxuu kaloo xaqiijiyay in Dadka Somaliyed uu garab taagan yahay kana difaacayo Nabad iyo Nolol diidka,wuxuuna ku booriyay in aysan soo dhawaysan danbiilayaasha.

    Dhawaaqa Trump Somalida,waa uhiil weyn oo ay iskaga nadiifin karaan Nabad-diidka.

    UMahadnaqida Trump ee Somalida,waa mid ay sababtay Shaqadii PL ka qabatay sifaynta Nabad-diidka.

    Mar walba Somalidu,waxay maashaa Guul iyo Magac ay soo hoyeen reer Puntland.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.