Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madoobe oo kula kulmay Nairobi labo kamid ah Garaadada Sool
    Somalia

    Madoobe oo kula kulmay Nairobi labo kamid ah Garaadada Sool

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la kulmay labo kamid ah Isimmada dhaqanka Sool, gaar ahaan Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale.

    Kulanka oo ahaa qado ayaa Madaxweyne Madoobe iyo Isimmadu isaga xogwareysteen arrimo dhowr ah, kuwaas oo ku qotama danaha ka dhexeeya.

    Axmed Madoobe oo wajahaya culeys siyaasadeed ayaa maalmaha joogay Nairobi – isagoo doonaya in uu helo xulufo siyaasadeed, gaar ahaan Puntland oo tan iyo markii uu galay Kismaayo u ahayd garab siyaasadeed oo ka gudbiyay mowjado adag oo seejin lahaa kursiga, balse oo dhabarka ka joogtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.