Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo diiday bixinta Qaaraanka howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya
    Somalia

    Mareykanka oo diiday bixinta Qaaraanka howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa iska diiday taageero dhaqaale oo ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, kaas oo hadda wajahaya dhaqaale xumo baahsan.

    Howlgalka AUSSOM oo horey loo oran jiray AMISOM & ATMIS – ayaa hadda loo bedelay magaca, waxaana kusoo biiray dalka Masar oo ka helay ciidamo ka badan kun askari, kuwaas oo qeyb ka noqon doona mashruuca nabad ilaalinta Soomaaliya.

    Mareykanka ayaa doonaya in isbedel lagu sameeyo nooca howlgalka, dhaqaalaha ku baxa, iyo waqtiga kooban lagu soo gabagabeeyo, lagana gaaro natiijo rasmi ah.

    Sidda laga soo xigtay sarkaal sare oo katirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka – Washington ayaa doonayso in la dhimo mushaarka la siinayo askariga AUSSOM, lana xadido dhaqaalaha ku baxa Saadka iyo dalalka midowga africa ay qeyb ka bixiyaan qaaraanka dhaqaalaha howlgalka oo inta badan uu bixiyo midowga Yurub.

    In kabadan 20 kun oo askari oo ka socda ilaa 6 dal oo africaan ah ayaa ku sugan Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo gacanta ku haya amniga goobo muhiim ah, sidda garoonka diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.