Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»XOG: Puntland oo ganacsato ku wareejinaysa Isbitaallada Dowladda
    Puntland

    XOG: Puntland oo ganacsato ku wareejinaysa Isbitaallada Dowladda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa doonaysa in Isbitaallada Guud ee Dowladdu maamusho lagu wareejiyo ganacsato gaar ah, kuwaas oo maalgelin ku sameeya, sidoo kelana maamulla.

    Idilnews ayaa ogaatay in shirweynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland, oo u furmi doona 21 bishan April looga hadlayo siddii loogu wareejin lahaa ganacsato gaar ah Isbitaallada Guud ee Puntland, taas oo ka dhigan in Wasaaradda Caafimaadka Puntland ku guuldareystay maamulka Isbitaallada iyo tayeyntooda.

    Inta badan shaqaalaha ka howlgalla Isbitaallada Guud ayaa dhaqaale ka hela Hay’addo caalami ah, kuwaas oo taageera Caafimaadka Puntland, iyagoo sidoo kale ballaarin iyo dayactir ku sameeyay Isbitaallada.

    In Dowladdu ku wareejiso ganacsato gaar ah Isbitaallada weyn ee ayaa soo dadajin doonya in Hay’addaha caalamiga ah joojiyaan taageerada caafimaadka ee ay siin jireen Isbitaallada weyn ee Puntland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.