Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaal culus oo weli ka socda Togga Miiraale
    Puntland

    Dagaal culus oo weli ka socda Togga Miiraale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal culus ayaa ka socda Togga Miiraale ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari.

    Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa guluf weyn ku qaaday aroornimadii saaka talisyadii u dambeeyay ee argagixisada Daacish, iyagoo ka kiciyay dhowr goobood oo muhiim u ahaa firxadka argagixisada Daacish.

    Tiro kamid ah firxadka argagixisada ayaa lagu dilay dagaalka oo socda saacado badan, halka khasaare dhanka ciidamada uu kooban yahay.

    Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish oo ku guda jira wajigiisii 3aad ayaa maraya meel gabagabo ah.

    Wixii faahfaahin ah kala soco Idilnews

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.