Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Meydadka argagixisada Daacish oo daadsan Togga Miiraale
    Puntland

    Meydadka argagixisada Daacish oo daadsan Togga Miiraale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ayaa toogtay xubno katirsan argagixisada Daacish, kuwaas oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidamadu ku leeyihiin Togga Miiraale oo 24 ee lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo culus oo looga sifeynayo Miraale firxadka kooxda Daacish.

    Xubno weerarka soo qaaday oo isku soo xiray walxaha qarxa ayaa dhammaan ay toogteen ciidamadu, iyadoo aysan jirin khasaare kasoo gaaray ciidamada Difaaca Puntland.

    Sawirro ay baahisay Warbaahinta Dowladda Puntland ayaa muujinaya Meydadka argagixisada Daacish ee weerarka soo qaaday oo qaarkood qarxay, halka kuwa kalena la toogtay kahor inta aysan is qarxin.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.