Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»NAIROBI: Maxaa kasoo baxay kulankii Deni iyo Cirro?
    Puntland

    NAIROBI: Maxaa kasoo baxay kulankii Deni iyo Cirro?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni iyo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya.

    Kulanka oo qabsoomay xalay, ayaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka Puntland iyo Somaliland, iyadoo Deni iyo Cirro Isla meel dhigeen muhiimada ay leedahay in ka wada shaqeynta danaha labada dhinac ee ku foogan Arrimaha Soomaaliya.

    Deni ayaa habeen kahor soo gaaray Nairobi, isagoo soo gaabiyay safar uu ku joogay magaaladda Dubai, si uu ula kulmo Cabdiraxmaan Cirro oo booqasho ku jooga dalka Kenya.

    Is aragga Deni iyo Cirro ayaa daba socda dib u soo celinta xiriirka Puntland iyo Somaliland, kaddib dagaalkii Laascaanood – dhowaan labada dhinac ayaa is dhaafsaday maxaabiis dagaal, kuwaas oo lagu kala qabsaday dagaalladii Sool Bari.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.